Ikran Aralleh ft King Khalid – Damaashaad
Ikran Aralleh ft King Khalid – Damaashaad
Fanaaniinta Miiraale iyo Ikraan Oo Wacdaro Ka Dhigay Dalka Norway
Fanaaniinta Miiraale iyo Ikraan Oo Wacdaro Ka Dhigay Dalka Norway
Ikraan Caraale iyo So Dhaweynti Norway – Daawo Video
Ikraan Caraale iyo So Dhaweynti Norway – Daawo Video
Ikran Caraale – ” Waa Malintaa Tashaden”
Ikran Caraale – ” Waa Malintaa Tashaden”
Ikran Araleh ft Abdifatah Yare – Muhashada Dareenka
Ikran Araleh ft Abdifatah Yare – Muhashada Dareenka
Ikraan Caraale iyo hees xul ah oo la magacbaxdey Khadra
Ikraan Caraale iyo hees xul ah oo la magacbaxdey Khadra
Muuqalka Heesta Xilo iyo Ikran Araleh iyo Abdi Holland…

Fanaaniinta kala ah Ikran Araleh iyo Abdi Holland ayaa heestoodii aheyd “XILO” u sameeyey muuqaal soo jiitay dhamaan taageerayaasha fanaanada Ikran Araleh,waxaana ay noqotay mida loogu daawasho badan yahay todobaadkan. Heesta Xilo ayaa lagu jilay meel guri ah,waxaana ka dhexmuuqda…Read more

Heesta Damashaad Ikran Caraale iyo  Fanaan ka King Khalid

Fanaanada Ikran Araleh ayaa maanta u fasaxday taageerayaasheeda muuqaalka heesta Damaashaad oo ay sida wada jir ah u wada qaadaan iyada iyo Fanaanka King Khaalid,waxaana heestan oo ay horey codkeeda u wada jeclaadeen taageerayasha labada fanaan  ayaa iminkana waxaa loo…Read more

Fanaanadda Ikran Araleh oo socdaal faneed ugu ambabaxday Jabuti iyo Somaliland

Fanaanada qarnigan ee Ikran  Mohamed Araleh  oo baryahan ku jirtay socdaalkeeda faneed ee aduunya oo dhan ayaa mar kale waxay u ambabaxday geeska Africa,waxaana markay ay u jiheysatay Dalka Jabuuti iyo Somaliland,waxaana halkaasi ay joogi doontaa inta ka dhiman bisha…Read more

Ikraan Caraale iyo Soo Dhaweynti Norway – Daawo Video

Fanaanada Caanka Ah Ikraan Carale oo Si wnagsan Logu Soo dhaweyay Oslo Norway – Ayada oo Ruxday Dadka Rer Oslo oo u Qabatay Show aan Wali Hore lo Arag   Ikraan oo Warsi Siisay  Shabakada Calanka.

Fanaaniinta Miiraale iyo Ikraan Oo Wacdaro Ka Dhigay Dalka Norway

Fanaanada caanka ah islamarkaana da`da yar Ikraan Maxamed Caraale Oo U wehlinayay fanaanka weyn ee reer North America Hussein Ali Miiraale oo booqasho gaaban ku joogta caasimadda Norway ee Oslo ayaa ruxay dalka Norway kana dhigay xaflad aan weli soo…Read more

Ikran Caraale – ” Waa Malintaa Tashaden”

Fanaanadii da’da yarayd Ikran Caraale – iyo heestii ” Waa Malintaa Tashaden”

Ikran Araleh ft Abdifatah Yare – Muhashada Dareenka

Waa heestii Muhashada Dareenka iyo fanaanadii Qarniga Ikran Arale iyo Abdifatah yare.

Ikraan Caraale – Khadra

♫Ikraan Caraale♫ is one of the most popular SOMALI singer. Ikran Arale iyo heestii Khadra